Muddo Seddax Toddobaad ah ayaa waxaa dalka laga dareemaya Shidaal yaraan .
Safaf dhaadheer ayaa lagu arkayaa xarumaha lagu iibiyo naaftada iyo shidaalka ee qeybo ka mid ah Kenya.
Shacabku waxay rabaan in dowladdu ay xaliso dhibaatada jirta si ay hawlahooda u sii wataan