Madaxa wasiirrada ee dalka Musalia Mudavadi ayaa hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ka dalbaday inuu guddoomiyihii Azimio horayna u soo noqday madaxweynihii afaraad ee dalka Uhuru Kenyatta uu waydiiyo sababta haddii uu Raila xilka madaxtinnimo ku guulaystay uunan isaga ugu wareejin talada wadanka.
Waxaa uu Mudavadi carrabka ku adkeeyay in maadaama uu Mr. Odinga marar badan sheegay inuu ku soo baxay doorashadii guud ee bishii Siddeedaad ee sanadkii hore in laga doonaya inuu dib ugu laabto Uhuru oo uu ka soo xaqiijiyo sababta keentay inuu xilli dharaar ah hoggaanka dalka u dhiibo Ruto.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mudavadi oo Raila ka dalbaday inuu Uhuru waydiiyo sababta uunan hoggaanka ugu...