DHAGEYSO:Mudanaha Tarbaj oo daah furay deeq lacageed oo dhan 35 milyan

0
314

Xildhibaanka deegaanka Tarbaj ee ismaamulka Wajeer Xuseen Cabdi Barre ayaa dugsiga sare ee Ileys xariga uga jaray deeq lacageed oo dhan 35 milyan oo shilin.
Waxaa taageeradan dhaqaale ka faa’iidaysanaya ilaa 4,500 oo ah ardayda ka soo jeedo deegaankaasi.

Mudanaha ayaa sidoo kale faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha dhanka horumarka ee uga qorsheysan deegaanka uu baarlamaanka ku matalo.