DHAGEYSO:Mudanaha Ceeldaas oo shacabka ugu baaqay inay nabadda ku dadalaan

0
438

Iyadoo uu qorshuhu yahay in 9-ka bisha Siddeedaad ee sanadkan ay dalka ka dhacdo doorashada guud ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinaya dadweynaha ee ah inay nabad galyada ku dadalaan.
Mudanaha deegaanka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer Aadan Keynaan ayaa baaqan diray sida uu faahfaahinayo Cabdiraxmaan Mucaawiye.