DHAGEYSO:Mombasa:9,400 oo arday ah oo ka faa’iidaysanaya deeq waxbarasho

0
198

Barasaabka ismaamulka Mombasa ayaa daahfuray deeq waxbarasho oo ay ka faa’iidaysanayaan 9,400 oo arday ah.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.