Magaalada Mombasa ayaa waxaa laga xusay maalinta caalamiga ah ee ka hor tagida cudurada ku dhaca wadnaha iyadoona baarintaano lacag la’aan ah oo la xiriira cudrada wadnaha ku dhaca halkaasi loogu sameeyay maanta qaar ka mid ah dadka halkaasi ku nool.
Maxamed Cabdi Bootaan ayaa qodobkan inoo haaya.