DHAGEYSO:Mombasa oo laga xusay maalinta caalamiga ee baskiliga

0
210

Magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa ka mid noqotay magaalooyinka looga dabaal degay maalinta adduunka ee wadidda baskiliga.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.