DHAGEYSO:Mombasa oo laga furay xarunta samatabixinta dhibbanayaasha tacaddiga jinsiyadeed

0
277

Barasaabka ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir iyo Madaxa cadaaladda dalka Martha Koome ayaa si rasmi ah xariga uga wada jaray xarunta samatabixinta dadka ku waxyeellooba xadgudubka jinsiyadeed ee GBV-ga.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray