Wararka Kenya DHAGEYSO:Mombasa oo laga furay xafiiska talo-bixinta ee arrimaha qoyska By star - December 7, 2023 0 176 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa ismaamulka Mombasa laga hirgeliyay xafiis loogu tala galay inuu ka talo-bixiyo arrimaha qoyska si xal loogu helo qoys burburka. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/12/Bootaan-Mombasa-.mp3