DHAGEYSO:Mombasa oo laga dareemaya u diyaar garowga ciidul adxaa

0
354

Shacabka ku nool ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ayaa isku diyaarinaya munaasabadda ciidda carrafo ee berri loo dabaal degi doono.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee xeebta dalka Maxamad Cabdi Bootaan ayaa warbixintan soo diray