DHAGEYSO:Mombasa oo laga billaabay dhaqdhaqaaq la xiriira caafimaadka

0
127

Major Idris Cabdiraxmaan oo horay uga tirsanaa ciidamada cirka ee dalka oo shaqada ka fadhiistay sanadkii 2003-dii ayaa ismaamulka Mombasa ka billaabay socdaalka Mombasa Walk Movement oo looga gol-leeyahay daryeel caafimaad sida uu ku soo warramayo Maxamad Cabdi Bootaan.