Xuquuqda mishaarka iyo gunnooyinka shaqaalaha dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya ayaa ah mid aad u kooban oo aan ku filneyn, taasoo xeeldheereyashu sheegeen inay qayb ka qaadan karto inuu bato musuqmaasuqa.
Siyaad Bashuuc Saney ayaa qodobkan ku eegaya




