DHAGEYSO:Mike Sonko oo baaq u diray Sakaja

0
377

Guddoomiyihii hore ee ismaamulka Nairobi Mike Sonko ayaa baaq u diray barasaabka hadda hoggaamiyo caasimadda wadanka Johnson Sakaja.
Waxaa uu sheegay in aynan ku faraxsanayn qaabka uu u hoggaaminaya dowlad deegaanka.
Sonko ayaa Sakaja uga digay dhibaateynta ganacsatada .
Waxaa uu u sheegay inay u furan tahay inay soo uruuriyaan saxiixyo xilka looga qaadaya barasaabka haddii uunan ka laaban go’aamo uu qaatay.