DHAGEYSO:Mid ka mid ah waxgaradka Garissa oo ka hadlay dhibaatada uu mukhaadaraadka ku hayo dhallinyarada Waqooyi Bari

0
292

Xasan Sheekh Cali oo loo yaaqano Big Man kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa ayaa ka hadlay mukhaadaraadka iyo dhibatada uu ku hayo dhallinyarada gobalka Waqooyi Bari
Waxaa uu sidoo kale baaq u diray madaxda siyaasadeed ee la soo doortay.