DHAGEYSO:Mid ka mid ah waxgaradka Fafi oo ka soo horjeestay in la xiro xeryaha qaxootiga

0
553

Duqii hore ee Fafi Nuur Barre Cali oo ka mid ah wax garadka deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa ayaa ka hadlay go’aanka dhawaan ka soo baxay dowladda ee hay’adda UNHCR lagu wargeliyay inay la timaado qorsho lagu xirayo xeryaha qaxootiga Dadaab iyo Kakuma muddo 14 cisho gudahood ah.
Nuur Barre ayaa sheegay in ay dadka deegaanka iyo qaxootiga isdhexgaleen muddo dheerna wada nolaayeen isla markaana ay isku tiirsan yihiin sidaas awgeedna aysan rali ka ahayn in xeryaha qaxootiga la xiro.