Maxamed Subey Gedi oo ah musharrax u tartamaya kursi barlaamaneedka deegaanka Fafi ee Ismaamulka Garissa ayaa sheegay inuu racfan ka qaatay go’aan ay maxkamadda soo saartay kaas oo ahaa inuunan u tartami karin kursigas ka dib markii lagu eedeyay inuu haysto jinsiyadda waddamo kala duwan.
Xilli uu warbaahinta Star ugu warramay bartamaha magaalada Garissa ayuu sheegay in arrintas ay waxbo kama jiran tahay oo ay ka dambeeyaan dad uu tartan kala dhexeeyo
Sidoo kale waxaa arrintan ka hadlay qaar ka mid ah culimada Garissa.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mid ka mid ah musharraxiinta xildhibaananimo ee Fafi oo sheegay inuu racfaan...