Wararka Kenya DHAGEYSO:Mid ka mid ah idaacadaha ismaamulka Wajeer oo uu dab burburiyay By star - March 17, 2023 0 215 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Idaacadda codka bulshada ee ismaamulka Wajeer ee Wajir Community Radio oo ka howlgasha dowlad deegaaankaasi ayaa dab xooggan gelinkii hore ee shalay baabi’yay. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/03/Mucaawiye-wajeer.mp3