DHAGEYSO:Mid ka mid ah culimada Wajeer oo baaq ka soo saaray cabasho la xiriirta caafimaadka

0
507

Sheekh Maxamuud Sheekh Yuusuf oo ka mid ah culimada ismaamulka Wajeer ayaa howlwadeennada caafimaadka ugu baaqay in aynan dadka bukaanka ah ka dalban inay daawooyin ka soo iibsadaan farmashiyaasha sida gaarka ah loo leeyahay iyadoo dowladda hoose ee ismaamulka ay daawooyin gaarsiiso isbitaalka dowladda ee Wajeer.
Waxaa uu tani ku tilmaamay khiyaano la doonaya in laga waantooba.