DHAGEYSO:Maxkamad ku taalla Hargeysa oo xukun ku ridday nin Sixiroole ah

0
442

Maxkamad ku taalla jamhuuriyadda Somaliland ayaa xukun xabsi ah ku ridday nin lagu magacaabo Xamse Yuusuf Cabdi.
Ninkan ay maxkamadda ku soo eedeysay fal sixirloonimo ah ayay ku xukuntay 3 sano iyo lix bilood oo xabsi ah.
Mid ka mid ah saraakiisha booliiska Somaliland oo ninkan soo qabtay, ayaa sharraxaya qaabka uu eedeysanaha dadka u dhici jiray.

Dhanka kale, garsooraha maxkamadda ayaa ku dhaawaqay xukunka eedeysanaha sixiroolaha ah ee loo haysto inuu si farsameysan dadka u dhici jiray.