Xildhibaanka deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer Maxamad Cadow ayaa cambaareeyay kufsi iyo jirdil dhawaan saddex wiil oo dhallinyaro ah ee deegaankaasi ugu gaysteen gabadh 17 sano jir.
Waxaa uu laamaha ammaanka faray inay gacanta ku soo dhigaan shakhsiyaadka falkaasi ka dambeeyay.
Xildhibaanka ayaa gabadha falkaasi lagula kacay ku booqday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi oo xaaladdeeda caafimaad lagula tacaalayo.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Maxamad Cadow oo isbitaalka ku booqday gabadh dhawaan kufsi iyo jirdil loogu...