DHAGEYSO:Maxaa u qabsoomay barasaabka ismaamulka Garissa muddada sanadka ah ee uu xafiiska jooga?

0
299

Boqollaal ka mid ah dadka deegaanka ee ismaamulka Garissa ayaa ka qaybgalay xaflad lagu maamusayay muddada sanadka ay ka soo wareegatay xilligii uu xafiiska markii labaad la wareegay barasaabka dowlad deegaankaasi Nathiif Jaamac Aadan.
Kulankan ayaa dadka deegaanka ku faahfaahiyeen waxyaabaha ay doonayaan in maamulka dowlad deegaankaasi uu wax ka qabto.
Guddoomiyaha ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac Aadan ayaa ka hadlay waxyaabaha u qorsheysan afarta sano ee u hartay.

Dhanka kale, qaar ka mid ah dadka deegaanka oo munaasabaddan ka qayb galay ayaa dareenkooda warbaahinta la wadaagay.