Wararka Kenya DHAGEYSO:Mas’uuliyiinta waaxda caafimaadka Wajeer oo gaaray Biya-Madoow By star - January 6, 2023 0 201 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Mas’uuliyiinta waaxda caafimaadka ee ismaamulka Wajeer ayaa socdaal ku tagay degmada Biya-Madoow oo ka tirsan Koonfurta Wajeer oo uu ka dillaacay xanuunka daacuunka. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/01/Mucaawiye-Wajeer-1.mp3