DHAGEYSO:Mas’uuliyiinta UDA ee Mombasa oo cambaareeyay dibadbaxyadii shalay

0
258

Xaalka ismaamulka Mombasa oo ka mid ahayd meelihii ay shalay ka dhaceen dibadbaxyada mucaaradka ayaa sidii caadiga ahayd ku soo noqday waxaana isku soo baxyadii shalay cambaareeyay xubnaha xisbiga talada wadanka haya ee UDA ee ismaamulkaasi.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinta qodobkan Mombasa ka soo diray.