DHAGEYSO:Mas’uuliyiin gaaray Kullan oo ka hadlay xaalufinta dhirta

0
178

Waxaa magaalada Kullan oo ka mid ah deegaanka Dadaab gaaray mas’uuliyiin ay ka mid yihiin barasaabka ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac Aadan iyo xildhibaanka Dadaab Faarax Macallin Maxamad waxayna halkaasi u tageen inay soo arkaan xaalufin ballaaran oo lagu hayo deegaankaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.