Wararka Kenya DHAGEYSO:Masjidka tuulada Riba oo qarka u saaran inuu soo dumo By star - January 8, 2024 0 140 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Masjid ku yaalla tuulada Riba ee bariga ismaamulka Wajeer oo laga cabsi qabo inuu soo dumo ayaa bulshada muslimiinta ah laga codsaday in ay ka qayb qaataan dib u dhiskiisa. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/01/Mucaawiye-Wajeer.mp3