DHAGEYSO:Marwada madaxweyne ku xigeenka dalka oo ka shaqeynaysa ciribtirka maandooriyaha ee dhallinyarada

0
238

Marwada madaxweyne ku xigeenka dalka ,Dorcas Rigathi ayaa sheegtay inay sii wadeyso dadaalkeeda ku aadan barnaamijyo dhaqan celin ah iyo xarumo caafimaad oo lagu daryeelaya dadka qabatimay balwadda.
Waxaa ay sheegtay inaysan ka gaabin doonin ciribtirka ay kula jirto maandooriyaha iyo balwadda ee dhalinyarada dhexdooda.
Mar ay arrimahan ka hadashay waxaa hadalladeeda ka mid ah