DHAGEYSO:Marwada koowaad ee dalka oo ka hadashay daryeelka caafimaad

0
137

Marwada koowaad ee dalka Rachel Ruto ayaa bulshada ugu baaqday in ay soo dhaweyso oo howlaha ay qabanayaan loo fududeeyo shakhsiyaadka si iskood ah uga shaqeeya caafimaadka bulshada ee CHVs.
Xilli ay munaasabad aas ahayd uga qayb gashay degmada Nangili ee ismaamulka Kakamega ayay dhanka kale dowladda ku bogaadisay taageerada ay howlwadeennadan u fidinaysa.