DHAGEYSO:Martha Karua oo dhaliil u jeedisay William Ruto

0
346

Ku xigeenka musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya Martha Karua ayaa dhaliishay ololaha siyaasadeed ee madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto.
Waxay Karua sheegaysa in Ruto uu dadweynaha weydiisanaya codad iyadoo ay ka muuqato caro uu u qabo madaxweynaha.
Karua ayaa ku doodaysa in William Ruto uunan u qalmin qabashada hoggaanka ugu sarreeya ee dalka.