Mid ka mid ah wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Mandera ayaa ka hadlay xirnaanshaha xadka ay Mandera la wadaagto Itoobiya wuxuuna dowladda ugu baaqay in ay faahfaahiso sababtii ka dambeysay in go’aankaasi la qaato.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan dhameystiraya.