Wararka Kenya DHAGEYSO:Mandera oo lagu soo bandhigay qalab lagu xallinaya khilaafka dhulalka By star - May 9, 2023 0 255 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda arrimaha dhulalka ee ismaamulka Mandera ayaa soo bandhigtay qalab loogu talagalay xallinta murannada salka ku haaya dhulalka. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/05/Cabdiqafaar-Mandera-1.mp3