Wararka Kenya DHAGEYSO:Mandera oo laga mamnuucay gaadiidka dadweynaha ee leh muraayadaha madow By star - June 3, 2024 0 285 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha dowladda dhexe ku matalo ismaamulka Mandera iyo barasaabka dowlad deegaankaasi ayaa isku raacay in gebi ahaanba la mamnuuco baabuurta dadweynaha ee leh muraayadaha madowga ah. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/06/Cabdiqafaar-Mandera-2.mp3