DHAGEYSO:Dhalashada Nabi Maxamad oo laga xusay Mombasa

0
195

Waxaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta lagu qabtay xuska dhalashada Nabi Maxamad naxariis iyo nabadgalyo dushiisa ha ahaate.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.