DHAGEYSO:Magaalada Garissa oo laga daahfuray olole ka dhan ah cudurka Kansarka

0
148

Waxaa magaalada Garissa laga daahfuray olole ku saabsan cudurka Kansarka taas oo muddo saddex maalmood ah socon doonta
Ololaha ka dhanka ah Kansarka waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin kala duwan oo laga soo doortay deegaannada hoose ee ismaamulka Garissa.