Madaxweynaha dalka Soomaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qayb galay kulan dadweyne oo su’aalo lagu weydiinayay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb oo uu hadda ku sugan yahay, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira kooxda Al-Shabaab.
Mar uu ka hadlayay qofka ka soo goosta Al-Shabaab kana tanaasula fikirkooda, ayaa waxaa uu yiri.
Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa dhanka kale sheegay inay dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay wada hadal lala yeesho Shabaab, balse kooxdaasi aynan oggolayn.