Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Deni, Kuxigeenkiisa Axmed Karaash & Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa garoonka kubadda cagta ee Garowe kula tukaday boqolaal dadweyne ah salaadii ciida.
madaxweynaha ku xigeenkiisa iyo gudoomiyaha baarlamaanka oo shacabka khudbada ciida ka sugayeen ayaa maanta dadka la hadlin.
qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Garowe ayaa warbaahinta la hadlay waxay umada Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta ugu hambalyeeyeen ciida.




