DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo soo dhaweeyay qiimeyn uu waxqabadka dowladda dhexe ku sameeyay Raila Odinga

0
334

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa soo dhaweeyay qiimeyn maalmo ka hor uu waxqabadka dowladda dhexe ku sameeyay madaxa mucaaradka Raila Odinga oo uu tilmaamay inay muujinaysa in mucaaradka ay gudanayaan waajibaadkooda dastuuriga ee la xisaabtanka dowladda.
Waxaa uu ka hadlay qiimaha kordhay ee cuntooyinka iyo muhiimadda ay leedahay in sare loo qaado wax soo saarka beeraha dalka isagoo baaq u diray beeralayda.