DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay inay 27 waddan la saxiixanayaan heshiis ganacsi

0
213

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in Kenya ay gabagabeynaysa heshiis ganacsi oo kala dhexeya ilaa 27 waddan oo ku yaalla qaaradda Yurub.
Heshiisyadan ayaa ku saabsan in qaar ka mid ah badeecooyinka lagu soo saaro gudaha wadanka sida caleenta shaaha iyo afakaadhaha in loo iibgeeyo suuqyada EU-da.

Arrintan ayuu sheegay xilli uu maanta ka qayb galay sanad guuradii 40-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii kaniisadda ACK laanteeda magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu.