Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta sheegay in isaga iyo xildhibaanka deegaanka Bariga Suna ee ismaamulka Migori ahna madaxa siyaasiyiinta laga tirada badan yahay ee baarlamaanka Junet Maxamad ay shalay ka wada hadleen sidii hoggaanka mucaaradka uu uga soo wareegi lahaa gobolka Nyanza ee uu ka soo jeedo Raila Odinga.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in isbeddelkan uu dhici doono saddex sano ka dib.
Tani ayuu u aaneeyay in mas’uuliyiinta ay u wareegi doonaan dhinaca dowladda.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo sheegay in sanado ka dib hoggaanka mucaaradka laga wareejinaya...