Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo shacabka midnimo ugu baaqay By star - January 1, 2023 0 304 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa isagoo ku sugan magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta waxaa uu kenyaanka u diray baaq la xiriira inay xoojiyaan midnimadooda. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/01/Bootaan-Mombasa.mp3