Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa deegaan baarlamaneedka Starehe ee ismaamulka Nairobi ka daah furay mashruuc lagu dhisaya guriyo tayo leh oo ay dadweynaha ku degi karaan qiimo ay awoodaan.
Waxaa uu halkaasi ka sheegay inuu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo dhammaan madaxda la soo doortay iyadoo aan la eegayn xisbiyada siyaasadeed ee ay ka tirsan yihiin.
Mashruuca uu billaabay ayaa waxaa ku baxaysa lacag dhan 13 bilyan oo shilin.
Waxaa deegaanka Starehe looga dhisi doonaa in ka badan 6,000 oo guriyo ah oo isugu jiro hal qol, labo qol iyo saddex qol.
Madaxweynaha dalka ayaa sheegay in labadii toddobaadba gudahooda uu daahfuri doono mashruuc dhanka guriyeynta ah ilaa iyo inta guud ahaan wadanka sanadkiiba laga dhisaya 200,000 oo guriyo tayeysan ah.
HOUSING PROJECT TO CREATE 5,000 JOBS, SH500M WORTH OF JUA KALI TENDERS
President William Ruto has said he will work with all leaders for the development of the country. pic.twitter.com/LSsVr8WCOj
— State House Kenya (@StateHouseKenya) March 6, 2023
Mr Gachagua said the Government will not relent in pushing for policies that will uplift Kenyans.
“That is our focus now; ensuring millions of Kenyans have access to food and decent shelter,” he said. pic.twitter.com/vFvsS6mLoL
— State House Kenya (@StateHouseKenya) March 6, 2023
Groundbreaking Ceremony for 6704 Affordable Housing Units, Starehe, Nairobi. https://t.co/BKmZi0SbUQ
— State House Kenya (@StateHouseKenya) March 6, 2023