DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo maanta kor meer ku tagay qara ka mid ah ismaamulada Ukambani

0
446

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta gaaray ismaamulka Makueni ee gobolka bari dalka iyo dowlad deegaanka Machakos isagoona kormeer ku sameeyay mashaaricyo halkaas ka socda..
Maadxweynaha Waxaa uu kormeer ku sameeyay dhismaha biyo xireenka Thwake.
Waxaa uuna sido kale booqday mashruuca Konza City ee ismaamulka Machakos.
Mr kenyatta ayaa sheegay inay ka go,an tahay inuu wax ka badalo nolosha kenyanka.
Maadxwenaah aaya sheegay in la xiray biyo xiraanada keenayay biyo aan nadiif ahayn isagoona sheegay in ay waajib ka saran tahay sidii ay kenyaanka u heli lahayeen biyo nadiif ah
Mar uu ka hadlayay arrimaha mashruuca waxaa hadaladiisa ka mid ah.