Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ku baaqay in laga tanaasulo isqabqabsiga siyaasadeed ee wadanka ka jiro.
Waxaa uu madaxweynaha ku boorriyay hoggaamiyayaasha ku kala qaybsan siyaasadda inay diiradda saaran u adeegidda shacabka si waafaqsan waajibaadkooda dastuuriga ah.
Ruto ayaa madaxda isbeheysiga Azimio ugu baaqay inay si buuxda uga soo baxaan waajibaadkooda la xisaabtanka dowladda iyagoo aan khalkhal gelin dalka.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo ku baaqay in laga tanaasulo isqabqabsiga siyaasadeed loona adeegga...