DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo difaacay go’aan uu meesha uga saaray canshuur laga qaaday qaybaha diyaaradaha ee wadanka

0
232

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa difaacay go’aanka uu meesha ugu saaray canshuurihii laga qaadayay qaybaha diyaaradaha ee wadanka.
Hoggaamiyaha ugu sarreeya dalka ayaa go’aankan u sababeeyay in qaar badan oo ka mid ahaa qaybaha iyo shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgalayay dalka ay u wareegeen waddamada dariska ah, maadaama laga qaadayay canshuur badan.
Dr. Ruto ayaa xusay in go’aankan u horseeday in dhaqaale badan ay ka soo xaroodaan qaybaha diyaaradaha wadanka.