DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo arrin baniaadannimada ka baxsan ku tilmaamay in bukaanka ah aan loo adeegin qarashaad awgiis

0
282

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa arrin baniaadannimada ka baxsan oo cadaalad darro ah ku tilmaamay in qofka bukaanka ah aan loo adeegin iyadoo loo sababeynaya in uunan iska bixin karin qarashaadka caafimaadka.
Waxaa uu sidoo kale sheegay inuu fulinaya ballanqaadyadii horumarineed ee uu sameeyay xilligii ololaha doorashada.