DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo 7,000 oo sabarloogooyin ah ka bixin doono Isiolo ka hor bisha 12-aad ee sanadkan

0
360

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta socdaal ku tegay ismaamulka Isiolo.
Waxaa uu sheegay in shacabka Isiolo ee leh dhulal islamarkaana aan haysan warqadaha lahaanshaha dhulalka la siin doona sabarloogooyin.
Madaxweynaha ayaa ballanqaaday in ka hor bisha 12-aad ee sanadkan uu dowladda deegaanka Isiolo ka bixin doono 7,000 oo sabarloogooyin ah.