Hoggaamiyayaasha siyaasadeed ee ismaamulka Tana River ayaa doonaya in wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran ay xalliso murannada dhanka xuduudda uu dowlad deegaankaasi la wadaago ismaamullada deriska la ah.
Arrintan ayaa timid ka dib markii falal amni darro laga soo tabiyay sohdinta ismaamulka Tana River kala dhexeysa dowlad deegaannada u dhow.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxda Tana River oo ku baaqay xallinta murannada xuduudeed ee ismaamullada dariska...