DHAGEYSO:Madaxda Garissa oo loogu baaqay inay garab istaag u muujiyaan dadkii ku hanti beelay suuq Mugdi

0
444

Xasan Sheekh Cali oo loo yaaqano Big Man kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa ayaa madaxda dowlad deegaankaasi ugu baaqay in garab istaag u mujiyaan dadkii ku hanti beelay suuqa wayn ee magalada Garissa ee loo yaqaano suuq Mugdi.
Suuqan oo bishii hore dab qabsaday ayaa waxaa ku hanti waayay boqolaal qof, iyadoo sidoo kale malaayiin lacag ah ay ku burburtay.