DHAGEYSO:Madaxa UNHCR oo la filayo inuu maanta booqdo xeryaha qaxootiga Dadaab

0
401

Waxaa lagu wadaa in maanta xeryaha qaxootiga ee Dadaab uu booqasho ku tago madaxa hay’adda UNHCR Filippo Grandi, waxaana la rajeynaya inuu la kulmo qaxootiga cusub ee dhawaan ka soo qaxay Soomaaliya sida uu warbixintan ku faahfaahinayo Maxamad Baaruud Xuseen.