DHAGEYSO:Machad ay muslimiintu dhiseen oo laga furay Garissa

0
543

Machad lagu barto Quraanka Kariimka iyo sidoo kale luuqadda Carabiga oo dhismihisu ay ka qayb qaateen muslimiinta ayaa maanta xarigga looga jaray magaalada Garissa gaar ahaan xaafadda Madina
Macaallin Faarax Maxamad oo ah maamulaha machadkan oo loo yaqaano Nuurul Yaqiin ayaa la hadlay warbaahinta Star.