DHAGEYSO:Macallimiinta dugsiyada JSS oo dibadbaxyo ka dhigay qaybo ka mid ah ismaamullada wadanka

0
414

Iyadoo maanta dib loo furay dugsiyada dalka ayaa macallimiinta fasallada hoose ee dugsiga sare ee Junior secondaray ee JSS ay dibadbaxyo ka dhigeen ismaamullada Machakos, Makueni iyo Nakuru.
Waxaa ay doonayaan in dowladda ay si rasmi u shaqaaleysiiyo.
Macallimiinta ayaa wacad ku maray inaysan xarumaha waxbarashada tagi doona ilaa lagu shaqaaleysiyo qandarasyo joogta ah.